Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo booqday xafadaha Magaalada Beledweyne

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta booqday xaafadaha kala duwan ee...

{ SAWIRO} Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta kormeeray Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo xarumo kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Wasiirka...

Dagaalka khaare badan dhaliyay oo ka dhacay Libya

Ugu yaraan saddex iyo labaatan qof ayaa ku dhintay tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen ka dib markii dagaal uu dhex maray dhinacyada...

Wasiirka warfaafinta XFS Daa’uud Aways Jaamac oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee Golaha Sare ee Warfaafinta Jamhuuriyadda Masar

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa'uud Aways Jaamac ayaa khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee Golaha Sare ee Warfaafinta Jamhuuriyadda Masar Karam...

Raisulwasaraha dalka iyo wasiirka arimaha dibada Japan oo ka wada hadlay iskaashiga Amniga & Ganacsiga labada dal

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xalay  waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis ee uu ka...

Ugu Akhris Badan