Wararka

Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay go’aankii kiiska badeena ee ICJ

Shirka Baarlamaanka ee Jaamacadda Carabta war Murtiyeed kasoo baxay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay go’aankii kasoo baxay Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ, kaas oo Soomaaliya...

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo maanta kormeeray Banggiga Dhexe ee Puntland

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray Banggiga Dhexe ee Dowlad Goboleedka Puntland. Madaxweyne...

LAFTAGAREEN OO XARUNTA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAKIILKA HAY,ADDA FCA EE SOOMAALIYA

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo waxa...

Tababarka dib u howl-gelinta Maktabadda Qaranka oo Muqdisho ka furmay “SAWIRRO”

Waxaa maanta ka furmay xafiiska Maktabadda Qaranka Soomaaliyeed tababar ku aaddan hawl-gelinta Maktabadda Qaranka. Tababarka ayaa lagu baran doonaa aqoonta iyo hawlaha lama huraanka...

Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo fasaxday shaqaalaha

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha kala duwan ee...

Ugu Akhris Badan