Wararka

Madaxweyne Xasan sheekh oo xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu lahaa

Muqdisho, Ogoosto 30, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed,...

Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & Tacliinta Sare oo Maanta Kulan Dood Wadaag ah oo ay ka qeyb galeen Wasiiro, Agaasimeyaal iyo Bahda Waxbarashada ku qabatay...

Kulanka Bandhigga Warbixinta Kormeerka Qaran Ee Dugsiyada Dalka oo ay ka qeyb galeen Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo kormeertay waaxyaha qeybta Gaadiidka ee wasaradaas

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xildhibaan Fardowsa Cismaan Cigaal oo u kuurgalaysa howlasha shaqo iyo adeegyada Bulshada ee ka socda,...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo u ambabaxay dalka south Africa

Muqdisho Ogoosto 30,2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee...

Ra’iisulwasare ku xigeenka XFS oo kulan la qaatay Wasiiradda xubnaha ka ah Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha iyo xubno ka tirsan Dalladda Ururrada aan...

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa kulan la qaatay Wasiiradda xubnaha ka ah Guddiga Qaran...

Ugu Akhris Badan