Wararka

Maamulka Jubbaland oo daah-furay mashruuc lagu yareynayo isticmaalka Dhuxusha+Sawirro

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Dowlad Gobaleedka Jubbaland Saynab Rashiid Cige, ayaaa maanta furtay Mashruuca yareynta isticmaalka Dhuxusha iyo helidda Tamar kale. Waxaana...

Ciidanka nabad sugida oo howlgalo lagu baacsanayo Al-Shabaab ka sameeyay gobolka Gedo

Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgalo lagu sugayo amniga waxay ka sameeyeen deegaano hoos taga degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo. Howlgalada ayay ciidamada...

Agaasimaha Guud ee Waxbarashada oo sharaxaad bixiyey sababta loo diiwaangalinayo Macallimiinta G/ Banaadir

Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Shiikh Nuur ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta loo diiwaangalinayo Macallimiinta Gobolka Banaadir. “Waxaa in Macalimiinta...

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo lakulmay dhigiisa Turkiga

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Khaliif Cumar ayaa kulan la qaatay dhigiisa Turkiga Maxamed Mus labada mas,uul ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka Ganacsiga labada Dalka . Dhibatadii...

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo maanta qalabka looga hortago COVID-19 kala wareegtay Hay’adda WHO

Wasaaradda caafimaadka Dawlad Goboleedka Puntland ayaa maanta kala wareegtay hay’adda caafimaadka Aduunka WHO qalabka looga hortago COVID-19, kaasi oo loogu talagay in la isticmaalo...

Ugu Akhris Badan