Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Talyaaniga Oo Agab ku Wareejiyay Idaacada Qaranka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdullahi Xayir Ducaale iyo Agaasimaha Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya MaxamedKaafi Sheekh Abuukar ayaa qalab...

Culimada Deegaanada Galmudug oo ugu baaqay shacabka in ay ka qeybqaataan kacdoonka dalka looga xoreynayo kooxaha argagixisada ah ee Al Shabaab

Culimada Deegaanada Galmudug ayaa ugu baaqay shacabka in ay ka qeybqaataan kacdoonka dalka looga xoreynayo kooxaha argagixisada ah ee Al Shabaab.      

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kaga qeyb galay Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nayroobi kaga qeyb galay Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Samoei...

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Agaasimaha Bariga Afrika ee hay’adda IOM

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo howlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ayaa qaabilay Agaasimaha Bariga Afrika ee hay'adda IOM, Mohamed Abdiker,...

Hay’adda FAO oo qalab ugu deeqday hay’adda Maareynta Masiibooyinka ee SODMA

Hay'adda FAO oo qalab ugu deeqday hay'adda Maareynta Masiibooyinka ee SODMA Qalabkan oo isugu jiray Moobeelo iyo Kaamirooyin loogu talagalay in Survey lugu sameeyo, ayaa...

Ugu Akhris Badan