Wararka

Shil gaari oo ka dhacay laamiga xariiriya Magaaloyinka Galkacyo iyo garoowe ee Maamulka puntland

Dad gaaraya 15 ruux ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo gelinkii danbe ee shalay ka dhacay nawaaxiga tuulada Birta-dheer oo qiyaastii 50km dhanka koonfureed...

Recep Tayyip Erdoğan oo dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

Madaxweynaha waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.   “Waxaan u rajaynaynaa in doorashadu ay...

Dowladda mareekanka iyo urururka iskaashiga islaamka oo war ka soo saaray doorashada madaxweyne Hassan Sheikh maxamuud.

Dowladda Maraykanka ayaa soo dhowaysay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya loo doortay Xasan Shiikh Maxamuud. Bayaan ka soo baxay wasaradda arrimaha dibadda Maraykanka ayaa lagu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo kulan mahad celin ah u sameeyey Saraakisha Booliska.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan mahad celin ah la qaatay saraakiisha sare ee ciidanka...

Midowga Jaamacaddaha Soomaaliyeed oo hambalyo u diray Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud.

Midowga Jaamacaddaha Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane: Xassan Sheekh Maxamuud kaasoo xilka Madaxweynimo mar kale loo doortay. "Mudane...

Ugu Akhris Badan