Ciidamada Xoogga Dalka ee ka hawlgalaya deegaanka Sinadhaqa ee Gobalka Galguduud ayaa dilay 15 ka tirsan khawaarijta Alshabaab ka dib markii ay isku dayeen...
Madaxweynihii Hore ee Galmudug Abdikirin Hussein Guled ayaa bogaadiyay kacdoonka shacabka ee ka bilowday qeybo ka mid ah Soomaaliya.
Dalkeena iyo dadkeenu waxey ku jiraan...
8-sano sano kaddib ayeey markale maanta suurta gashay in Gaadiid ciidan oo Muqdisho ka baxay ay gaaraan gobolada dhexe ee Soomaaliya.
Gaadiidkan oo ah kuwa...