Wararka

SAWIRRO:Bulshada Magaalada  Cadaado oo maanta isugu yimid isku soobax roob Doon ah.

Bulshada Magaalada  Cadaado iyo maamulka Degmadaas ayaa  maanta isugu yimid isku soobax roob Doon ah oo alle uga  baryayeen  inuu la soo gaaro raxmadiisa...

Wasiirka Maaliyadda Soomaliya oo kulan dib-u-habaynta hannaanka dhaqaalaha Soomaaliya looga hadlayey la qaatay masuuliyiin katirsan Dowladda UK.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaliya  Abdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin katirsan Dowladda UK oo kala ah #Kate_Foster Safiirka UK ee...

Ciidamada DANAB oo howlgal ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ka fuliyey deegaano katirsan gobolka Baay.

Ciidamada Danab ee xoogga Dalka Soomaliya  gaar ahaan ururka 4aad guutada 16aad ayaa howlgalo ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab waxa ay ka sameeyeen  degmada...

SAWIRRO:Ra’iisul Wasaare Rooble oo galabtay waqti la qaatay qaar kamid ah shacabka muqdisho.

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta wakhti la qaatay qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho. Raisulwasaraha ayeey ku bogaadiyeen shacabka...

Madaxweynaha galmudug oo ciidamada qalabka sida uga mahadceliyey guulihii ay ka soo hoyeen dagaalkii kooxda ahlusunna.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay talisyada ciimadada kala duwan ee qalabka sida. Kormeerka madaxweynaha ayaa waxaa ku wehlinayay wasiiro...

Ugu Akhris Badan