Wararka

Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo deegaan katirsan gobolka shabeelada dhexe ku qabtay xubno katirsan Al-shabab.

Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Degaanka War-ciise ee gobolka Shabeelaha dhexe ka sameeyay howlgal qorsheeysan kaasi oo ay ku baacsanayeen maleeshiyaadka...

Iskuduwaha Mashruuca Biyoole ee Dowlad goboleedka Galmudug oo kormeeray bar biyoodka Wadgalinsoor oo ah wartii ugu horeeysay ee lagu dhisay mashruuca Biyoole.

Wafdi uu hoggaaminayo iskuduwaha Mashruuca Biyoole ee Dowlad goboleedka Galmudug Abdalla Suleyman ayaa kormeer indho indheyn ah kutagay bar biyoodka Wadgalinsoor oo ah wartii...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo xalay ka qeybalay munaasabad lagu abaal marinayay guddiyadii iyo howlwadeennadii doorashooyinka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad lagu abaal marinayay guddiyadii iyo howlwadeennadii doorashooyinkii dalka ka dhacay...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo caawa magacaabay Lataliyeyaal Cusub.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu u magacaabay mudaneyaashan hoos ku xusan Lataliyeyaal Madaxweyne; 1. Ibraahim...

Madaxweyne Hassan sheikh oo dowladda Imaraadka carabta uga mahadceliyey garab istaaga umadda soomaaliyed .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Al Cusmaan. Madaxweyne...

Ugu Akhris Badan