Wararka

DFS oo Wax ka badal ku Samaysay Heshiiska Shidaalka Soomaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba-gabeysay hannaanka toosinta iyo dhammaystirka heshiisyada wadaagga wax-soosaarka Shidaalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda Coastline...

Madaxweyne Xasan oo Lakulmay Wasiirada Waxbarashada Maamulada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirrada Waxbarashada heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee dalka ayaa kala...

Shacabka Kaaraan oo Qaaday Tilaabo Geesinimo Leh.

Shacaka ku dhaqan Degmadda Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay Laba dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo isku dayay inay...

Howlgal amni xaqiijin ah oo ka Socda Galkacyo.

Si loola socdo dhaq dhaqaaqyada Gaadiidka ka dhax shaqeeya Gudaha magaalada Galkacyo iyo kuwa soo gala isla markaana ujeedka looga gol leeyahay uu yahay...

Safiirka JFS ee Uganda oo kulan la qaatay wasiiru dowlaha arrimaha dibadda dowladda Uganda.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda u fadhiya Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) ayaa kulan kula qaatay magaalada Kampala ee...

Ugu Akhris Badan