Wararka

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS oo Guddooomiyey shirka agaasime waaxeedyada Madaxtooyada

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka agaasime waaxeedyada Madaxtooyada, kaasi oo looga hadlay dhowr dhameystirka Istaraatiijiyadda Madaxtooyada, hirgalinta...

Madaxweyne Deni oo dhagaxdhigay dhismaha Xafiisyada Hay’addaha Dowladda ee ka hawlgelaya dekedda deegaanka Garacad

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay dhismaha Xafiisyada Hay’addaha Dowladda ee ka hawlgelaya dekedda deegaanka Garacad. Horumarinta Kaabayaasha...

Madaxweyne Dani oo Booqday Dekedda cusub ee deeganka Garacad

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hugaaminayo oo safar shaqo ku jooga deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa...

Guddoomiyaha BFS oo la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Gargaarka Soomaaliya Amb. Adam Abdelmoula. Kulanka ayaa looga...

Guddoomiye Madaale oo la kulmay Duqa Caasimadda Dhuusa-Mareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Duqa Caasimadda Dhuusa-Mareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug...

Ugu Akhris Badan