Wararka

Ra’iisulwaasare Hamse oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiskiisa.

Muqdisho-3-7-2022Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha u magacaabay Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr isagoo uga...

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo maanta la kulantay xubnaha Guddiga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka

Muqdisho,3,7,2022:Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dr. Fawziya Abiikar Nur, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Abdinasir Mukhtar Ibrahim iyo qaar kamida Agaasimayaasha waaxaha ayaa kulan la...

[DHAGEYSO] Waxaa maanta Aas- Qaran Hargaysa loogu sameeyey marxuumad Khadra Daahir Cige

MUQDISHO,3-7-2022:Waxaa  maanta Aas Qaran loogu Sameeyay qabuuro ku yaal duleedka Magaalada Hargaysa Fanaanadii Caanka ahayd Khadra Daahir Cige Alle Naxariistii Jano ha ugu Deeqee. Waxa...

Ciidamada Ruushka oo isku hareereeyay magaalo ku taalla Ukraine

Muqdisho,3-7-2022-:Ciidamada Ruushka ayaa isku hareereeyay magaalada Lysychansk ee dalka Ukraine, magaaladan ayaa kamid ah meelihii ugu dambeeyay ee ka tirsan gobolka Luhansk ay Ukraine...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARXUUMAD KHADRA DAAHIR CIGE

Muqdisho, Luulyo 3, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan...

Ugu Akhris Badan