Wararka

Dad ku dhintay weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen Daanta Galbeed

MUQDISHO-24-7-2022-:Ciidamada Israa’iil ayaa dilay labo kamid ah dagaalyahanada Falastiin kadib markii ay weerar ku qaadeen Daanta Galbeed halka lix kalena ay ku dhaawacmeen weerar...

Guddoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka oo Maanta Dalka Dib ugu soo laabatay.

MUQDISHO-24-7-2022-:Guddoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sadia Yasin Samatar ayaa Maanta Dalka Dib ugu soo laabatay. Guddoomiyaha iyo Wafdigeeda Waxaa Goroonka Diyaaradaha...

[SAWIRO]Xaalad Abaareed aad u adag oo ka taagan miyiga degmada Bandar-Bayla.

MUQDISHO-24-7-2022-:Miyiga degmada Bandar-bayla ee Gobolka Bari iyo deegaanaada hoos yimaada waxaa laga soo sheegayaa in abaarta ka jirta ay isu bedeli rabto macaluul, ka...

Shil Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo xalay ka dhacay Gobolka Awdal

Muqdisho-24-7-2022-:Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay ka dhacay Deegaanka Dila ee Gobolka Awdal ee Maamulka Soomaliland. Inta...

[DHAGEYSO] Al-shabaabkii weeraray Dawlad Deegaanka Soomaalida oo laga dilay in kabadan 100 Xubnood ,lana soo afjaray

Muqdisho-24-7-2022-:Xilli maalmihii aan soo dhaafnay Dagaalo Culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladd Deegaanka gobolka Soomalida Itoobiya ee liyuu Boolis iyo Argagixisada Al-Shabaab uu ka...

Ugu Akhris Badan