Wararka

Laamaha Amniga Muqdisho oo degmada kaaran ku qabtay dad lagu eedeeyey inay dhac geysanayeen

Muqdisho-31-7-2022-:Maamulka Degmada Kaaraan  oo gacan ka helaya Talisyada Ciidamada Booliska iyo Nabadasugida Gobolka Banaadir Ayaa xalay Howlgal balaaran oo amniga lagu xaqiijinaayo ka sameeyey ...

Galmudug iyo Dowladd deegaanka Soomaali Galbeed oo iska kaashanaya dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho-30-7-2022:-Kulan u dhaxeyay Maamulka Galmudug iyo dowladd degeenka Soomali Galbeed ayaa manta ka qabsomay Duleedka deeganka Kaxan dhaale . Kulankaan waxaa diirada lagu saaray sida...

Madaxweyne Ahmed madoobe oo ka tacsiyeedeyey geeridii ku timid wasiirkii arimaha gudaha Jubbaland

Muqdisho, 30, Luulyo, 2022-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray dhammaan ehelkii, qaraaabadii, saxiibadii, shacabka Jubaland iyo guud ahaan Ummada...

Taliska qaybta booliska gobolka Nugaal oo Burburiyey Khamri iyo Xashiish tiro badan oo Maxkamadda Garowe horay u xukuntay

MUQDISHO-30-7-2022-:Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal iyo Gudomiyaha gobolka oo ay weheliyaan xeer ilaalinta Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal iyo Culima'udiinka Magaladda ayaa meel...

Kenya oo Facebook ugu hanjabtay inay dalkeeda ka mamnuuceyso

Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qowmiyadaha Kenya ayaa u qabatay shirkadda maamusha Facebook ee Meta muddo toddobo maalmood ah inay wax ka qabato waxa ay ugu...

Ugu Akhris Badan