Wararka

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka furmay

waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu horay ugu baaqay Madaxweynaha Jahmuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Xoghaya guud ee Golaha Sare...

[DAAWO] Ciidamada ammaanka oo soo gebagabeeyay Weerarkii nafla caariga ahaa ee Khawaarijtu ku qaadday xarunta gobolka Banaadir

Laamaha Ammaanka ayaa Caawa shaaciyay in la soo afjaray weerarkii lagu qaaday Xarunta Gobolka Benaadir ee Dowladda Hoose ee Xamar. Afhayeenka Booliska Soomaliya oo garbihiisa...

Guddiga Farsamada ee Shirka Dib u Heshiisiinta oo booqday dhammaan goobihii iyo guryihii wax yeelada ka soo gaartay daagalkii Baydhabo

Guddiga Farsamada ee Shirka Dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed  oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Mudane Yuusuf Wadani iyo guddiga odayaasha dhaqanka ayaa maanta waxay...

Ciidamada Amniga ayaa soo gabagabeeyay weerar koox Khawaarij ah ay kusoo qaadeen Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir

Maanta ayaa koox ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ah waxay soo weerareen Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir Ciidamada amniga oo ahaa kuwa aad u feejigan ayaa goobtaas...

[DAAWO] Guddiga Arrimaha gudaha iyo Amniga golaha Shacabka oo kulan isla xisaabtan ah la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Amniga dalka

Guddiga Arrimaha gudaha iyo Amniga golaha Shacabka ayaa kulan isla xisaabtan ah la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Amniga dalka. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Maxamed Cali Xagaaa...

Ugu Akhris Badan