Waxgaradka iyo Bulshada Magaalada  Gaalkacyo oo sheegay in xiligaan loo baahan yahay in ahmiyad la siiyo howlgallada la dagaalanka Argagixisada Khawaarijta

Date:

Waxgaradka iyo Bulshada Magaalada  Gaalkacyo oo sheegay in xiligaan loo baahan yahay in ahmiyad la siiyo howlgallada la dagaalanka Argagixisada Khawaarijta Al-shabaab.

Si kastaba odayaasha iyo ganacsatada reer galkacyo ayaa ku adkeystay in aysan ka aqbali doonin cid kasta oo dooneeysa in ay buuq iyo arimo kale ku hagar daameeyaan  howlgallada sifeynta Khawaarijta oo haatan meel fiican maraya

Warbixintaan oo dhameestiran Dhageyso.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta XFS “Aqoonsiga Israel ee Somaliland waa xadgudub,waxaana u wajahaynaa si dublamaasi ah

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdullahi...

WARSAXAAFADEED: Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka (GMDHD)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD),...