Wararka

Maxkamad xukun ku ridday musharaxii hore ee Madaxweynaha Masar

Maxkamad ku taalla waddanka Masar ayaa Axadii xabsi dheer ku xukuntay musharrixii hore ee madaxweyne Abdel Moneim Aboul Fotouh iyo dhowr qof oo kale...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi Arabiya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi Arabiya Amb. Ahmed Bin...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhawaan loo dhisay qaab casri ah.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhawaan...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud iyo Wafdi Balaaran oo  uu Horkacayo oo haatan gaaray Magalaada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Madaxweynaha 10aad ee Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan sheikh Maxamuud iyo Wafdi Balaaran oo  uu Horkacayo kuwaas oo ay ku Jiraan Xildhibaano,Wasiiro,Taliyaha Ciidanka Xooga...

DAAWO:Toos, Baydhabo; Bulshada Koofur-gableed oo oo aragtiyadooda ka dhiibanaya Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyaddu maanta ku tagayo magaalada Baydhabo.

MUQDISHO-31-5-2022-Toos, Baydhabo; Bulshada Koofur-gableed Si gaar ah Magalaada Baydhabo oo oo aragtiyadooda ka dhiibanaya Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyaddu maanta ku tagayomagaalada Baydhabo  

Ugu Akhris Badan