Agaasimaha guud ee W/warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida maamo Xaliimo Shire Cabdi

Date:

Allaha u naxariistee waxaa maanta geeriyootay Xaliimo Shire Cabdi oo ka tirsaneyd howlwadeennada wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya.

 

Agaasimaha guud ee wasaaradda mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ku hadlaya magaca maamulka iyo Shaqaale weynaha wasaaradda warfaafinta XFS ayaa geerida maamo Xaliimo Shire Cabdi  tacsi tiiraanyo leh uga diray qoyska, qaraabada, bahda shaqada iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed.

 

isagoona Eebe Weyne Uweydiiyay Marxuumadda Inuu Jannadiisa ugu Bishaareeyo.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha...

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...