Wararka

Wasiirka Amniga Jubbland oo kulan la qaatay Saraakiisha Kala duwan ee Ciidanka hay’adda Sirdonka iyo Nabad Sugidda Jubbaland ee degmada Afmadow

Wasiirka amniga gudaha Jubbaland S/Gaas Yuusuf Xusseen Cismaan (Dhuumaal), Taliyaha qaybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ayaa kulan la...

[DAAWO+SAWIRRO] Dhaawacyadii Laascanood oo Muqdisho la soo gaarsiiyey

Hey'adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee sodma ayaa maanta Magaalada Garoowe  maanta ka soo qaaday dhawacyadda 18 qof  oo kamid ah dadkii dhawacyada halista ah...

[SAWIRRO] Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Wakiilka gaarka ah e Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaymadaxweynaha Jamhuuriyadda Talyaaniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey qasriga madaxtooyada dalka Talyaaniga ee Quirinale Palace,...

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka iyo Wasiiradda Gargaarka Maamul Goboledyada oo la kulmay Safiirka dalka Turkiga u jooga Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin oo ay wehliyaan Wasiirrada Gargaarka Galmudug, Jubbaland, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa tacsi ku aadan dadkii ku...

Ugu Akhris Badan