Wararka

DAAWO] Ra’iisul Wasaare Hamse oo tababar u soo xiray Dufcadda 8-aad ee Guutada 16-aad ee Ciidamada Danab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad dheer oo dhiirigelin iyo dardaaran ah u jeediyay Dufcadda 8-aad ee Guutada 16-aad...

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo Deeq kutubo Diini ah kala wareegay Safiirka Dowladda Qatar Soomaaliya u fadhiya

  Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Xil.Saalax Shariif Sayid, Agaasimaha...

Wasiirka amniga Jubbaland oo uu weheliyo taliyaha qaybta 43aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kormeeray xerooyinka ciidamada ee degmada Afmadow.

Wasiirka amniga Jubbaland oo uu weheliyo taliyaha qaybta 43aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kormeeray xerooyinka ciidamada ee degmada Afmadow. Wasiirka ayaa kula dardaarmay...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta gaaray Saldhigga Ballidoogle ayaa u soo xiray tababar ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta gaaray Saldhigga Ballidoogle ayaa u soo xiray tababar ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Safiir Kuxigeenka Safaarada Suudaan...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Safiir Kuxigeenka Safaarada Suudaan...

Ugu Akhris Badan