Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo shir guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah ee golaha shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan labadiisa kuxigeen iyo habdhowrka golaha shacabka ayaa shir guddoomiyay kulanka...

Ra’iisul xigeenka Dalka mudane Salah Jama oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul xigeenka Dalka mudane Salah Jama, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya Mrs Kate Foster.     Mudane Salah...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeybgalaya madasha shirka caalamiga ee #TICAD8 waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Tunisia, Mudane Qays Saciid

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa waxa saaka madasha shirka caalamiga ee #TICAD8 ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Tunisia,...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda Boqor Salmaan

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Wafdi ka socday Hay'adda Boqor Salmaan oo uu hogaaminayey Yuusuf Bakiit Raxma...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo maanta la kulmay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Howlgalka Soomaaliya ee Hay’adda Socdaalka Aduunka (IOM)

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa Maanta kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Howlgalka Soomaaliya ee Hay’adda...

Ugu Akhris Badan