Wararka

Go’aano kasoo baxay Shir looga hadlayay Amniga Gobolka Bari

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Shir-guddomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari. Shirka oo ay...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaliya

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo ay weheliyaan xubno ka mid ah Golaha Wasiiradda ayaa booqasho ku tagay safaarada...

Taliska Boliiska Saldhigga Degmada Dharkenleey oo gacanta ku dhigay seddex nin oo burcad ah

Taliska Boliiska Saldhigga Degmada Dharkenleey ayaa gacanta ku dhigay seddex nin oo la sheegay in dadka Barackayaasha ah ee nool duleedka Magaalada Muqdisho ku...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Wasiirka waxbarashada XFS iyo Wasiirrada Waxbarashada Maamul Gobolleedyada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Farah Sheikh Abdulkadir ...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kulan Tacsi ah ugu tagay Safarada Dowladda Turkiga ay ku leedahay Magalada Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General  Sulub Axmed Firin ayaa kulan Tacsi ah ugu tagay Safarada Dowladda Turkiga ay ku leedahay Magalada Muqdisho si uu...

Ugu Akhris Badan