Wararka

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka?

Muqdisho(SNTV):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay yeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ahaa kaas oo goordhaw ka furmayo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeyb galay xafladda xiritaanka shirka dib u heshiisiinta koofur galbeed

Baydhabo(SNTV):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay ka qeyb galay Xafladda Xiritaanka Shirka dib u heshiisiinta...

Hogaamiyaha Sare ee dalka Iran oo cafis u fidiyey tobanaan kun oo maxaabiis ah

Bannaanbaxyo ayaa ka dillaacay bishii September ee sanadkii hore dalka Iran kuwaas oo ka dhashay markii Mahsa Amini ay ku dhimatay xabsiga iyadoo ay...

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka

Muqdisho Febraayo 05, 2023;  Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka Qeybta Bariga iyo Koonfurta Afrika...

[DAAWO] Ra’iisul Wasaare Hamse oo qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo ay hoggaamineysay Madaxweyne Ku...

Ugu Akhris Badan