Wararka

Tirada Dhimashada Dhulgariirada Turkiga iyo Suuriya oo kor u kacay iyo Madax katirsan Carabta oo ku qulqulaya dalka Turkiga

Tirada dadka la xaqiijiyay inay ku dhinteen dhulgariirrada labada dal ee Turkiga iyo Suuriya ayaa kor u dhaaftay saddex iyo soddon kun oo qof.Iyada...

[DAAWO] Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan soodhaweeyn ah loogu sameeyey dalka Talyaaniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kaga qayb galay kulan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada...

[DAAWO] Madaxweynaha Galmudug oo galabta safar shaqo ku gaaray degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud. Madaxweynaha waxaa magaalada Cabudwaaq ku soo dhaweeyay qeybaha bulshada iyo xubno ka...

[DAAWO] Ra’iisul Wasaraha XFS oo guddoomiyey shirka looga hadlayay xoojinta Amniga caasimada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)...

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan BFS oo shaaciyey jadwalka qabashada doorashada kursiga Hop 203

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan BFS  ayaa shaaciyay jadwalka qabashada kursiga tirsigiisu yahay GSH # 203 oo deegaan doorashadiisu tahay Kismaayo Ee...

Ugu Akhris Badan