Wararka

Guddoomiyaha Hey’adda Maaraynta Musiibooyinka oo la kulmay Guddiga Qaran ee Gurmadka Shacabka  Walaalaha nahay Turkiga

GuddoomiyahaHey’adda  Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed  Mudane Maxamud Macallin ayaa maanta ka qayb galay kulan ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Shacabka  Walaalaha nahay Turkiga...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dalkooda maalgashadaan

Muqdisho, Feberaayo 21, 2023; Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirka Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo looga hadlayo fursadaha...

Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani aadanimada oo ka qeyb galay Madasha Caalamiga ah ee Gargaarka Bani’aadannimada ee Riyad

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arrimaha Bani aadanimada Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa Magaalada Riyad ee dalka sacuudiga uga qeyb...

Lix ruux oo ku dhintay dhulgariir Mar kale ka dhacay Dalalka Turkiye iyo Syria

Dhulgariir kale oo cabirkiisu yahay 6.3 ayaa ku dhuftay gobolka koonfureed ee Turkiga ee Hatay iyo waqooyiga Suuriya, halkaas oo ay ku dhinteen lix...

Ciidanka Xoogga dalka oo dilay maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 83-aad, guutada 14-ka October ee fadhigooda yahay deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada hoose, ayaa xalay ku dilay...

Ugu Akhris Badan