Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud. Madaxweynaha oo ay wehliyaan Xubno ka mid ah...

[DAAWO] Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo saartay Go’aanno dhidibada loogu siibayo haraadiga Khawaarijta

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Go'aanno dhidibada loogu siibayo haraadiga Khawaarijta. Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daauud Aweys Jaamac ayaa warbaahinta u aqriyey Go'aanno adag...

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo la wareegay deegaano katirsan Gobolka Mudug

Ciidamada Xoogga Dalka, Ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo Dadka deegaanka ayaa kala wareegay khawaarijta Al-shabaab Deegaanada Qeycad ,Laas-gacameey iyo tuulooyin kale Dagaal ay wadajir u qaadeen...

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga iyo horumarinta Dagmada Hobyo oo Galkacyo lagu qabtay maanta 

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga iyo horumarinta Dagmada Hobyo oo Galkacyo lagu qabtay maanta Kulankaan oo ay soo agaasimeen odayaasha dhaqanka oo uu hogaaminayay suldaan...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Kormeer shaqo ku tagay Hoggaanka Baarista Dembiyada ee CID-da

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kormeer shaqo ku tagay Hoggaanka Baarista Dembiyada ee CID-da, halkaas oo loogu adeego Bulshada Soomaaliyeed...

Ugu Akhris Badan