Wararka

Madaxweynaha Shiinaha oo eedeeyn kulul u soo jeediyay dalalka reer galbeedka

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku eedeeyay dalalka reer galbeedka oo uu ugu horreeyo Mareykanka, in ay wadaan olole siyaasadeed oo ay ku caburinayaan...

Ciidamada Jubbaland oo laayey khawaarijtii ugu badneed oo Al-shabaab ah

Ciidanka Dowladda Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka ayaa jilibka u laabay weerar fulaynimo ah oo ay maleyshiyaadka khawaarijta Al Shabaab saaka ku qaadeen saldhig...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo....

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweynaha...

[DAAWO] Wasaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo magacaawday Guddiga Tartanka adeega Xajka sanadka 1444/2023

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali  ayaa Maanta ku dhawaaqday Guddiga Adeegga Xajka oo ka  kooban Sagaal xubnood. Maxamed Xaaji...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Doxa kula kulmay Dhiggiisa Qatar

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta magaalda Doha ee Dalka Qatar kulan miro-dhal ah kula yeeshay dhiggiisa Wasiirka...

Ugu Akhris Badan