Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabbilay safiirka Denmark u joogo Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa uu ku qaabbilsay Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen Sonne Andersen. Ra’iisul...

Dowladda Soomaaliya oo ka shaqayneysa sidii loo joojin lahaa rabshadaha ka taagan gobolada Woqooyi

Dowladda Soomaaliya ayaa si dhow uga shaqeyneysa sidii ay nabad ugu soo celin lahayd gobolada waqooyi ee Somaliland, xilli ay sii kordhayso xiisaddo u...

Safiirka Turkiye “Soomaalidu waxay noo muujiyeen Hiil Walaalnimo” (WARBIXIN)

Soomaalidu dhaqan ahaa waa Dad deeqsiyaal ah, marka ay timaado is caawinta, waxaana tusaale u soo qaadan karnaa marka ay iyaga dhexdooda isu samafalaan,...

Wasiirka maaliyadda “Dib-u-habeynta Maaliyadda dalka waxa ay nagu caawinaysaa in aan horumarino dakhliga gudaha”

Wasiirka Wasaaradda maaliyada XFS, Dr; Cilmi Maxamuud Nuur ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay shirka Qaramada midoobay ee Wadamada soo koraya (LDC5) oo sanadkan...

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xal u helidda isbeddelka cimillada

Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimillada ayaa magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qatar kulan kula yeelatay kaaliyaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka aan walaalaha nahay...

Ugu Akhris Badan