Wararka

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Doxa kula kulmay Dhiggiisa Qatar

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta magaalda Doha ee Dalka Qatar kulan miro-dhal ah kula yeeshay dhiggiisa Wasiirka...

Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo soo saaary Go’aano quseeya Hey’addaha Dowladda

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay dhammaan hay’adaha dowladda inay si buuxda u dhaqangaliyaan talooyinka uu Xafiisku horay ugu soo saaray warbixinnada...

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmed Firin ayaa lagu soo dhoweeyay Magalada Kismaayo

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta ka degay magaalada Kismaayo. Safarka Taliyaha  ayaa daaran ujeedooyin kala...

Wasiirka Gaadiidka iyo Guddomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Barxada Baarkinka Airport-ka Aadan Cade

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XFS Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale)  ayaa...

Golaha Shacabka BFS oo ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka, waxaana ogolaatay 145-xildhibaan, hal ayaa  diiday, lix xildhibaan ayaa ka aamustay. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah...

Ugu Akhris Badan