Wararka Caalamka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Itoobiya oo la kulmay Madaxweynaha Dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Congo+(SAWIRRO).

Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Itoobiya ahna Wasiirka Arimaha dibadda Demeke Mekonnen ayaa gaaray dalka Congo DR halkaas oo uu kula kulmay madaxda dalkaasi Demeke Mekonnen ayaa...

Dowlada Itoobiya oo Madaxa WHO ku eedeysay in uu La shaqeeyo TPLF.

Taliyaha ciidanka Itoobiya General Berhanu Jula ayaa ku eedeeyay madaxa heyada WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus in uu xiriir la leeyahay oo uu la shaqeeyo...

Dowlada Masar oo muwaadiniinteeda kala baxday gobolka Tigreega ee Itoobiya.

Dowladda Masar ayaa sheegtay inay ku guuleysatay inay kala soo baxday 9 qof oo ka mid ahaa muwaadiniinteeda kuna go’doonsanaa gobalka Tigreega ee ee...

Dalka Mareykanka: kororka Covid 19 oo sababay in la soo rogo xayiraado hor leh.

Gudoomiyaha Gobolka Minnesota Mudane Tim walz Ayaa caaway soo saaray amaro lagu xirayo goobbaha laga adeegto sida maqaaxiyaha,goobaha ciyaaraha & baararka. Go'aanka Gudoomiayaha Gobolka yaa...

Dagaal culus oo ka socda magaalada Shire oo u dhaw xadka dalka Eritrea.

Dagaal culus ayaa ka soconaya magaalada Shire ee waqooyiga Itoobiya halkaas oo ay ku dagaalamayaan ciidanka dowlada iyo TPLF. Wararka laga helayo shaqaalaha gar-gaarka ayaa...

Ugu Akhris Badan