Wararka Caalamka

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo sheegtay inay magaalada Muqdisho geysay 286,650 tallaalka Pfizer ee loogu talo galay xanuunka COVID-19.

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay magaalada Muqdisho geysay 286,650 tallaalka Pfizer ee loogu talo galay xanuunka COVID-19.   Tallaalkan ayaa qayb ka ah ballanqaad...

Wasiirka Arrimaha Debedda ee Turkiga oo 15 sano ka dib, booqasho rasmi ah ku tegey Israel.

QUDUS — Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa Arbacadii booqasho ku tegey Israa'iil, taasoo qayb ka ah dadaallada la doonayo in lagu hagaajiyo...

DEG-DEG:Turkiga oo qorsheynayo in uu sameeyo howlgal milatri.

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dhawaan uu billaabi doono howlgal cusub oo militari oo laga sameyn doono xadka dhanka koonfureed,...

Madaxweyne Biden oo booqasho dhaqaalaha la xiriirta ku tagey dalka Japan.

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa gaaray dalka Japan. Waa lugtii labaad ee booqashadan oo ah tii u horreysay ee Biden uu Asia ku tago...

Suuriya oo qubaro miinooyinka sameeya u dirtay Ruushka

Illaa 50 rag xeeldheerayaal ku ah samaynta iyo isticmaalka bambaanooyinka qasaaraha badan gaysta , kuwaas oo u dhashay Suuriya ayaa ku sugan dalka Ruushka,...

Ugu Akhris Badan