Wararka Caalamka

Dab xoogan oo ka kacay Xabsi ay ku jiraan siyaasiyiinta iyo ajaanibta kaas oo ku yal dalka turkiga

Dab xooggan ayaa ka kacay xabsiga caanka ah ee Evin ee dalka Iiraan, kaas oo caan ku ah in ay ku jiraan maxaabiista siyaasadda,...

Kooxaha Islaamiyiinta oo boqolaal qof ku dilay Mali, kumanaanna barakiciyey

Masuuliyiinta dalka Mali iyo kooxaha wax faalleeya ayaa sheegaya in kooxaha Islaamiyiinta ee dalkaas ka dagaalamaa, inay maalmihii ugu dambeeyey ku sii siqayaan dhinaca...

Sarkaal ka tirsan sirdoonka Israa’iil oo lagu dilay magaalada Quddus

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in askari boolis ah oo dumar ah ay u dhimatay dhaawac ka soo gaaray rasaaseyn ka dhacday bar koontarool oo...

Putin oo amar soo saaray kadib qaraxii ka dhacay buundada Crimea

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa hadda amar ku siiyay adeegga Amniga Federaalka ee dalkaas (FSB) inay kormeeraan isku xirka muhiimka ah ee gacanka la haysto.   Buundada...

Faah-faahino ka soo baxaya Qarax Sababay Dhimasho iyo dhawaac oo ka dhacay kaalin shidaal

Inta la xaqiijiyay in 10 qof ay ku dhinteen qarax ka dhacay kaalin shidaal oo ku taalla gobalka Donegal ee dalka Ireland.dadka dhintay ayaa...

Ugu Akhris Badan