Wararka Caalamka

Wasiir Israa’iili ah oo amar ku bixiyay in calanka Falastiin laga dejiyo goobaha dadweynaha

Wasiirka cusub ee amniga qaranka ee Israa’iil ee ka tirsan midigta-fog ayaa ku amray booliiska in calanka Falastiin laga dajiyo dhammaan goobaha ay dadku...

Shiinaha oo xudduudahiisa dib ugu furay dadka ka imaanaya caalamka Sanado kadib

Shiinaha ayaa xudduudahiisa dib ugu furay dadka ka imaanaya caalamka markii ugu horreysay tan iyo markii ay xayiraadaha safarka soo rogtay bishii March ee...

Xabad joojintii uu Putin ku dhawaaqay ee dhagaha laga fureystay

Xabbad-joojintii uu Ruushku ku dhawaaqay ee Ukraine ayaa dhammaatay inkastoo wararku sheegayaan in muddadaas soddon iyo lix saacadoodka ahba uu weerarka kala duwan ka...

Golaha Ammaanka oo kulan gaar ah ka yeelanaya xaallada dalka Ukraine

Madaxa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo u dhashay dalka Japan, Ambassador Kimihiro Ishikane ayaa ku dhawaaqay in bishan January 13-da la qaban doono...

Dowladda Mali oo xabsiga ka sii daysay tiro kamid ah ciidamada Ivory Coast.

Madaxa maamulka ku meel gaadhka ah ee Mali, Korneyl Asimi Guetta, ayaa cafis u fidiyay 49 Askari oo u dhashay Ivory Coast, kuwaas oo...

Ugu Akhris Badan