Wararka Caalamka

Trump “Ha igu mashquulin ee diiradda saar Kooxda argagixisada ah ee kharbudaadda ka wada UK,”

Muqdisho(SONNA) Donald Trump,madaxweynaha Mareynkanka ayaa Ra'iisal wasaaraha Britain Theresa May u sheegay iney diirada saarto argagixisada ingiriiska ka dib markii ay ku dhaliishay in...

Unicef oo ka deyrisay xaalada Nolasha Caruurta Yeman

Muqdisho(SONNA) Hay'ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Hooyada iyo Dhalaanka ee UNICEF ayaa sheegtay in 11-Milyan Caruur Yeman ah ay iminka la soo deristay xaalad...

Madaxda dalalka Qadar iyo Turkiga oo ka wada hadlay Arrimaha Gobolka Bariga Dhexe

Muqdisho( SONNA) Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamiin Bin Axmed Al-Tani oo khadka isgaarsiinta ku wada xiriiray ayaa ka hadlay ...

Induniisiya oo ku baaqday in feejignaan laga galo Halista Folkaano laga cabsi qabo

Muqdisho( SONNA) Dowladda Induniisiya ayaa ku dhawaaqday  feejignaantii ugu sareysay ee la geliyo jasiiradda loo dalxiiska taga ee Bali sababo la xiriira cabsi laga...

Xildhibaanno Maraykan ah oo ku eedeeyay dowladda Myanmar in ay gashay dambi dagaal

Dhaka- (SONNA)- Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Maraykanka oo booqanaya Xeryaha Qaxootiga ee  dadka Rohingyaha ee dalka Bangaladhesh ayaa  ku eedeeyay Dowladda Myanmar in ay...

Ugu Akhris Badan