Wararka Caalamka

Dowladda Maraykanka oo cambaaraysay qaraxyadii ay Argagixisadu ka geysteen Muqdisho

USA-(SNTV)-Dowladda Maraykanka ayaa cambaarayn xooggan Dusha uga tuurtay Kooxihii ka dambeeyay weerarradi Argagaxiso ee 28-kii Febraayo ka dhacay xarumo ganacsi oo ku yaalla Magaalada...

QM iyo Turkey oo cambaareeyey weerarkii argagixisanimo ee Muqdisho

Muqdisho (SNTV) War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gutters ayaa lagu dhaleeceeyey weerarkii argagixisadu ay ku laayeen...

Madaxweynaha Suudaan oo Madaxweyne Farmaajo ugu tacsiyeeyay muwaadiniinta ku shahiiday weerarkii argagixisanimo

Muqdisho (SNTV):-Madaxweynaha Dalka Suudaan Mudane Cumar Xasan Albashiir oo khadka taleefana kula soo xiriiray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee...

Boliiska Kenya oo xabsiga dhigay Dadkii ka dambeeyay dilka Gabar Soomaaliyeed oo ka dhacay Nairobi

Nairobi-(SNTV)-Boliiska Dalka Kenya ayaa Afar Haween ah u taxaabay Xabsiga, kuwaas oo loo haysto kufsi iyo dil loo geystay Ismahaan C/salaam oo Maalmo ka...

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu Maxkamadeynayo Dalka Maraykanka

USA-(SNTV)-Maxamed Nuur, oo ah Soomaaliya Maraykan, kana mid ahaa Saraakiisha Boliiska ee Dalkaasi ayaa mar kale wajahaya Maxkamad, markii lagu eedeeyay dilka Haweeneey Australian...

Ugu Akhris Badan