Wararka Caalamka

Kiisaska Cudurka Coronavirus Ee Dalka Pakistan

In ka badan 862,613 oo qof ayuu ku dhacay fayruska sida ay muujinayso warbixinta guud ee laga soo saaray dalalka dunida sida ay qortay...

Nuur Cade, R/Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Oo Maanta Geeriyooday

R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa London ugu geeriyooday xanuunka Coronavirus, sida ay qoyskiisa xaqiijiyeen. Bishii hore ee March 26, ayaa...

Askari ka mid ah Millatariga Thailand oo si saf mar ah u toogtay dad rayid ah.

Askari u dhashay dalka Thailand oo rasaas uu furay ku dilay 20 qof isla markaana dhaawacay ku dhawaad 30 kale, waxaa dhintay weerarakaasi 20...

Wasiir Arrimaha dibadda Turkiga “Weerarkkii argagixiso ee Soomaaliya ka dhacay wuxuu mar kale muujinayaa wajiga foosha xun ee argagixisada,”

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in weerarkii argagixiso ee shalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose uu muujinayo wajiga foosha xun ee argagixisada. Wasiirka...

Baarlamaanka Carabta oo sheegay in ay taageerayaan Soomaaliya.

Kulanka Baarlamaanka Waddamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta oo shalay lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Qaahira ee xarunta Dalka Masar ayaa laga soo saaray bayaan lagu...

Ugu Akhris Badan