Askari ka mid ah Millatariga Thailand oo si saf mar ah u toogtay dad rayid ah.

Date:

Askari u dhashay dalka Thailand oo rasaas uu furay ku dilay 20 qof isla markaana dhaawacay ku dhawaad 30 kale, waxaa dhintay weerarakaasi 20 ruux oo rayid ah halka ay dhaawacmeen in ka bdan  30 qof oo kale kadib markii   askari ka tirsanaa ciidamada Thailand uu si saf mar ah rasaas ula dhacay dad  rayid ah oo ka dukaamaysanayay magaalada Korat oo 260-KM dhinaca waqooyi kaga beeggan caasimadda Thailand ee Bangkok.

Sarkaal u hadlay ciidamada millatariga  waddankaasi  ayaa warbaahinta u sheegay in askarigan oo magaciisa la yiraahdo Jacravanth Thoma,  uu markii hore uu weeraray saldhig ciidan isagoo xeradaasi kasoo qaatay qeyb ka mid ah hubkii yaallay kadibna uu usoo tallaabay dhismo uu ku yaallay suuq ganacsi oo aan wax badan ka fogeyn saldhiggaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay daabulidda qalabka codbixinta.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dayactirka Warta Boondheere. 

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fulisay deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan.

Muqdisho, Diseembar 16, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda...

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Ololaha Tallaalka Cudurka Gowracatada

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...