Villa Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Waraaqaha aqoonsiga danjirenino ka guddoomay Safiirada dalalka France, Nederland iyo Slovakia

Muqdisho, Jannaayor 14, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Faransiiska, Netherlands ...

Madaxweynaha JFS ” Muqdisho dadka ku noolow Khawaarijta marada ka hurgufta, iska bixiya guntigiinay ku jiraane”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay bannaan-baxa bulshada Caasimadda Muqdisho ay kaga soo horjeedaan argagixisada Alshabaab ayaa xusay gumaadkii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u fadhiyey dalkeenna

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u fadhiyey dalkeenna Mudane Cabdifataax...

[DAAWO]Madaxweyne Xasan” Nimankaas waa wiilasheenii oo la qalday waxaan rabnaa qaladkii inay ka soo laabtaan”

Madaxweynaha Jamahuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane xasan sheekh Maxamuud oo La Hadlay Boqolaal katirsan Ciidamada XDS oo dhawaan lagu soo tababaray dalka Eratariya Ayaa digniin...

Madaxweynaha JFS oo Qaabilay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada dalka Maraykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan soo dhaweyn ah Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka...

Ugu Akhris Badan