Villa Somalia

Madaxweynaha JFS oo ku Bogaadiyey Shacabka Difaacida dhulkooda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku Bogaadiyey Shacabka Soomaaliyeed sida dowladooda ay ugu garab istaageen Difaacida Dhulka Jamhuuriyada Soomaaliya. Mudane Xasan Sheekh...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo u...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda” Taako ka mid ah dalka Ethiopia ma qaadan karto”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka hor jeediyey Baarlamaanka, waxaanu si adag uga hadlay faragelinta gurracan ee ay Itoobiya ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida AUN Xildhibaan hore Sheekh Shaacir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Ugu Akhris Badan