Sawiro

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo ku guuleysatay qorshe Sacuudiga loogu dhoofinayo 1 Milyan iyo boqol neef oo ari ah

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Soomaaliya Sheakh Nuur Maxamed Xasan oo wareysi siiyey warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku...

Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Dalka Koofur Africa

Wafdi ka socday Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Feradaalka Soomaaliya iyo qaar a mid ah kuwa maamul goboleedyada oo maalmahan tabar...

Hidaha iyo dhaqanka Soomaalida oo lagu soo bandhigay magaalada Pretoria

Kulanka oo uu soo abaabulay Xafiiska Hidaha iyo Dhaqanka Safaaradda Soomaaliya ee Koofur Africa, ayna ka soo qeyb galeen Madax ka socoto Wasaaradda Arrimaha...

Wafdi heer sare ah oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo gaaray Kismaayo

Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee...

Natiijada Imtixaanka Qaran ee Qaybta Gobalka Benadir (Akhriso)

Waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa Natiijada Imtixaanka Qaran ee dugsiyada sare oo ay dawladda Soomaaliya ka qaaday 20-ka bishii May ee sannadka. Gobalka Benaadir 8 Maarso...

Ugu Akhris Badan