Sawiro

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray New York

Muqdisho September 19, 2017---Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka,...

Dibad baxyo looga soo hor jeedo xaqsuuqa Muslimiinta Rohinga oo ka dhacay K/Africa

Boqolaal kamid ah bulshooyinka Muslimiinta ah ee kunool Dalka Koonfur Africa oo Soomaaliya ay ku jirto ayaa sameeyey banaan baxyo ballaaraan oo looga soo...

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay 17 September 2017

Mogadishu, 17 September 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa...

Jowhar oo lagu qabtay Siminaar la xiriira baahinta nidaamka Dowladdaha hoose

Siminaarkan oo ku saabsanaa sidii bulshada loo gaarsiin lahaa nidaamka dowladaha Hoose, isla markaana ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada ku...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo boggaadiyey Carwada Buugaagta ee Muqdisho lagu qabtay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee lagu qabtay magaalada Muqdisho, isagoo...

Ugu Akhris Badan