Sawiro

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maanta u ambabaxay dalka imaaradka carabta.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii...

Madaxweyne Hassan sheikh iyo madaxweyne hore farmaajo oo markale kulmay.

Madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha Xafiiska banneynaya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweyne Hassan iyo madaxweyne hore farmaajo...

Ciidamada xooga dalka oo la wareegay deegaano hoostaga degmada Matabaan .

Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Kumaandooska GorGor ayaa maanta la-wareegey fariisimo cusub oo ay Argagaxisadda al Shabaabka ka go'doomin jireen Degmada Matabaan iyo deegaanada...

SAWIRO:Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey Dhowr sharci.

Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Dhowr hindise sharciyeed. Golaha wasiirada ayaa ansixiyay...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socdey xafiiska EUCAP ee Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Asluubta maamul goboleedka Puntland Sarreeye Guuto Bile Faarax Cali ayaa maanta kulan la qaatay mas'uuliyiin ka socdey xafiiska EUCAP ee Soomaaliya. Kulankan oo...

Ugu Akhris Badan