XULASHADA

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

Baydhabo (SNTV)-Jannaayo 16, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb-galay xafladda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee...

Ra’iisalwasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Magacaabay Guddiga badbaadinta iyo soo Celinta Hantida Qaranka.

Muqdisho January 10 (SNTV):- Raiisalwasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa Magacaabay Guddiga badbaadinta iyo  Soo celinta hantida qaranka Soomaaliyeed, Guddiga oo...

Maxaa loo dilay Daacigii Diinta faafinayay.?

Muqdisho (SNTV)-Maxmed Axmed Cabdi Oongooye waxa uu ahaa nin bartay cilmiga Diiniga ah iyo kan maadiga, isagoo dadaal badan ku bixinayay faafinta Diinta Islaamka...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galay Xuska 75aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Muqdisho, Diseembar 20, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 75aad ee ka soo wareegtay...

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki

Muqdisho(SNTV):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias...

Ugu Akhris Badan