Koonfur Galbeed

DAAWO:Dad kasoo barakacay abaaro ka jira qaar ka mid ah deegaanada dowladd goboleedka Koofur Galbeed oo gaaray Magaaladda Xudur.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:48dii  saac ee lasoo dhaafay dad u badan waayeel iyo Haween caruurtooda dhabarka ku sida ayaa gaaray kaamka doonfelye oo ka mid ah kaamamka...

Haweeney lagu magacaabo Aamino Maxamuud ayaa meydkeeda galabta laga soo saaray Suuliga xaafad ka tirsan magaalada Baydhabo.

Haweeney lagu magacaabo Aamino Maxamuud ayaa meydkeeda galabta laga soo saaray Suuliga xaafad ka tirsan magaalada Baydhaba ee gobolka Bay, kadib baaritaan socday maalmihii...

Wasaaradda Caafimaadka DGKGS oo daahfurtay Olalaha Talaalka Cudurka Dabeysha.

Muqdisho-Juun Axad 05/06/2022:- Wasaradda Caafimadka DGKGS ayaa Maanta si rasmi ah ugu daahfurtay Magalada Baydhabo wareegii sadexaad ee talaalka Dabeysha (mOPV3). Furitaanka Munaasabada waxaa ka...

DEG:DEG-Ciidanka Xoogga Dalka oo Maanta Khaarijiyay Horjoogihii u qaabilsanaa Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab Jabhada Goboladda Baay iyo Bakool

MUQDISHO-4-6-2022-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa khaarijiyay Horjoogihii u qaabilsanaa Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab Jabhada Goboladda Baay iyo Bakool kadib howlgal ay ka sameeyeen Degaanka Ceel-Cuni...

DAAWO:Wasiiro ka tirsan koonfurgalbeed iyo Gudoomiyaha Gobolka shabeelaha Hoose oo maanta gaaray Magaalada Baraawe .

Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Mudane Maxamuud Maxamed Kheyr Qeybna uu ka yahay Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Ibraahim Aadan Ali...

Ugu Akhris Badan