Koonfur Galbeed

DHAGEYSO:16 arday oo kaliya oo maanta gobolka Bakool u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare.

MUQDISHO-JUUN-18-6-20022-:16 arday ayaa sanad dugsiyeedka 2021-2022 ee gobolka Bakool uga qeyb gashay imtixaanka shahaadiga Ah  ee fasalka 12-aad kumanaan kun oo  Arday  oo maanta...

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo maanta guud ahaan dalka ka bilaabanaya.

SAWIR HORE. MUQDISHO-18-6-2022-:Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ee  ay qaadeyso  wasaaradda waxbarashada  XFS  ayaa lagu waddaa in uu maanta Guud ahaan  dalka ka bilowdo marka laga...

Ciidanka DANAB oo dilay horjoogihii kooxda  Argagixisada Al-Shabaab uqaabilsanaa Sahanka iyo sirdoonka degmada Wanlaweyn.

Muqdisho- 14 JUNE 2022: Ururka 4-aad, guutada 16-aad Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degmada Wanlaweyn ee...

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Maamul cusub u Magacaabay Gobolada Baay iyo Bakool.

Muqdisho-Juun-8-6-2022:Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maamulo cusub u Kala magacaabay Goboladda Baay iyo Bakool ee DGKGS. Madaxweyne Lafti gareen...

DAAWO:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay xubno kamid ah gollaha wasiiradda Maamulkaas

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay xubno kamid ah gollaha wasiiradda Maamulkaas kadbib markii inta badan wasiiradii...

Ugu Akhris Badan