Golaha Shacabka

Guddoomiye sheekh Aadan oo shir guddoomiyey kulanka 26-aad ee guddiga joogtada ah ee golaha shacabka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 26-aad ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo cambaareeyay qaraxii ka dhacay kulliyadda Jaalle Siyaad

Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa si kulul u cambaareeyay qarax ismiidaamin ah oo kooxda khawaarijtu ka geysatay kulliyadda Jaalle Siyaad ee...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo ka tacsiyeeyay Geerida Xildhibaan Cabdiraxmaan Jubba.

Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed...

Guddoomiye Sh. Aadan Madoobe oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay curashada sanadka cusub ee Hijriyada 1445

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) oo ku hadlaya magaciisa iyo kan Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo madax iyo boqolaal dadweyne ah salaadda ciidda kula tukaday Masjidka isbaheysiga Islaamka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Masaajidka Isbaheysiga Islaamka salaada Ciida kula tukaday Madaxweynaha JFS, mas’uuliyiinta...

Ugu Akhris Badan