Garsoorka

Maxkamadda Ciidamada oo dib u siisay Xurriyadooda rag uu ku jiro guddoomiye ku xigeenkii Afgooye

Muqdisho (SNTV)- Ismaaciil Aadan Cadow, Cabbdikariim Nuur Maxamuud, Cabdi Jaamac Cabdi iyo Daahir Cali Cabdi ayaa loo soo xiray in ay ku lug la...

Xukunka Askari u dilay xoogsade in uu ku beer fasho

Muqdisho (SNTV)- Dable Xoogga Dalka Cabdiraxmaan Cabdulle Hilowle ayaa loo heystaa dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Xuseen Axmed Cabdulle iyo  dhaawaca Yaasiin Geedow Xuseen kadib...

Yaa loo xukumay ciyaar yahaankii Danaanada loo dilay?

Muqdisho (SNTV)- Dable xoogga dalka Maxamed Cismaan Maxamed Nuur ayaa loo heysta dilka Allaha Unaxariiste Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan  oo uu ku dilay garoon lagu...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Muuse Maxamed  Axmed

Muqdisho (SNTV)- Muuse Maxamed  Axmed ayaa loo heysta kamid ahaanshiyaha maleeshiyada Alshabaab iyo farsameynta agabka qarxa sida Bom F1. Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Guutada...

XEER SOOMAALIGII HORE IYO XEERARKA CASRIGA EE DALKA MAXAY KU KALA DUWANYIHIIN MAXAYSE ISAGA MID YIHIIN- AVV DAHIR MOHAMED ALI

Muqdisho (SNTV)- PDF & WORD ahaan ayaad halkan uga aqrisan kartaa Qormadan oo xiisa badan. DAHIR ARAB XEER-PDF DAHIR ARAB XEER-Word Daahir Maxamed Cali waa qareen, bare...

Ugu Akhris Badan