Garsoorka

Xukunka Askari isku darsaday dhac iyo ka bixid aag dagaal

Muqdisho (SNTV)- Xukun Xasan Abshir ayaa ka so baxay si dhuumaaleysi ah  aagga dhanaane ee gobalka shabeelaha Hoose. Ujeedada qarsoon ee kasoo tagista goobtiisa shaqo...

Alshabaab isku ekeysiiyay ciidamada dowladda oo la xukumay

Muqdisho (SNTV)- Cali Maxamed Cabdullaahi Macallim Aadan wuxuu Alshabaab Kaga biiray degmada Saakow sanadii 2013. Waxa uu sheegay in uu qaabilsanaa qaybta ku qaadda weerarada...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo ka qeyb galay kulan looga hadlayey Xal u helida Mushkiladaha dunida”Sawirro”

Muqdisho (SNTV)- Guddoomiyaha Maxakamadda Sare JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta magaalada Luckow ee dalka India kaga qeyb-galay kulan looga hadlayay xal u...

Bahda garsoorka dalka oo xusay dhalasha Nabigeenna Muxammed NNKH

Muqdisho (SNTV)- Sanadkasta maanta oo kale ayaa meela badan oo caalmka katirsana laga xusaa dhalasha Nabigeenna Muxammed NNKH, waxaa meelaha sida gaarka ah looga...

AUN Gaashaanle Dhexe Xasan Cabdiraxman Adan Wabiyow oo Muqdisho lagu aasay

Muqdisho (SNTV)- Allaha Unaxariisto waxaa lagu aasay magaalada Muqdisho Gaashaanle Dhexe Xasan Cabdiraxman Adan Wabiyow oo u geeriyooday xanuun hayay. Wabiyow ayaa garsoorka Ciidamada Qalabka...

Ugu Akhris Badan