Xidigaha Xulka Banaadir oo garaacay dhigooda Hirshabeelle.

Kulanka ka tirsan tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedkada oo ka soconaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta foodda is daray xulalka kubadda Cagta Banaadir...

Dekadda oo laga adkaaaday

Kooxada kubada cagta Elman ayaa guul ka gaartay dhigeeda Dekadda kulan ka tirsan horyaalka soomaaliya. Kulanka ayaa ahaa kii 13-aad oo labada kooxod ay Ciyaaran...

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo Tababar usoo xirtay qaar kamid ah Haweenka Barakacayaasha...

Muqdisho (SNTV) Tababarkaan oo ay ka faaiideysteen 25-hablood oo laga soo kala xulay Xeryaha Barakacayaasha ee Muqdisho ayaa socday muddo 3 isbuuc ah, waxaana lagu...

Horseed iyo Dekadda Kulanka Hogaanka Horyaalka Soomaaliya

Dekadda iyo Horseed ayaa wada Ciyaari doona  kulanka ugu adag todobadkaan waana kulan uu ku xiran yahay Cida sida rasmiga ah kula wareegi lahayd...

Tartanka Ciyaaraha Fudud oo maanta lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SNTV)- Tartankan Oradka Gaaban ee (Marathon) oo lagu xusayay maalinta horumarinta Ciyaaraha iyo Nabadda Aduunka iyo maalinta Ciyaartooday Soomaalliyeed ayaa maanta lagu qabtay...

Jazeera oo Jiiday Jeenyo

Kooxda Kubada Cagta Jeenyo ayaa la kulantay guuldaradii sagalaad ee soo gaarta Sanadkaan Sagaal Kulan oo ay Ciyaartay Kulamada Horyaaka Soomaaliya kadib markii ay...

HORDHACA: Kulanka Jeenyo iyo Jazeera

Kulanka ugu horeeya Todobaadkan Maalinta berito ah waxaa wada Ciyaaraya kooxaha Jeenyo iyo Jazeera, Labada Kooxod waa kulamadoodii ugu danbeyay ee wareega hore Horyaalka...