Duqa Muqdisho oo ugu baaqay Dhalinyarada in ay ka qayb qaataan Nabadda iyo Horumarka...

Muqdisho-(SNTV)-Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ugu baaqay dhalinyarada ku nool Caasimadda in ay ka qeyb qaataan...

Soomaaliya oo codsatay xulka kubadda cagta Jabuuti inay yimaadaan Muqdisho iyo Jabuuti oo aqbashay...

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaarrada dhallinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa ka codsatay safaarrada Jabuuti ee Soomaaliya in xulka kubadda cagta Jabuuti...

Duqa Muqdisho “Tartanka Cayaaraha Degmooyinka G/Banaadir waxay gacan ka geysanayaan Nabadda iyo is-dhexgalka bulshada’’

Muqdisho(SNTV): – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in qabsoomidda cayaaraha tartanka degmooyinka Gobolka Banaadir ee ka socda...

Isku aadka cayaaraha kubada Cagta maamul gobaleedyada oo la shaaciyay

Muqdisho (SONNA):-Waxaa shaaca laga qaaday isku aadka tartanka kubada Cagta maamul gobaleedyada Soomaaliya oo looga dhawaaqay munaasabad ay maanta qabatay wasaarrada dhallinyarada iyo cayaaraha...

Maamulka Gobalka Banaadir oo deeq waxbarrasho jaamacaddeed siinayo 129 ciyaartooy

Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha guddiga cayaaraha ee maamulka gobalka Banaadir Xasan Aadan Xaaji Yabarroow Wiish, ayaa u sheegay wakaaladda wararka qaranka Soomaaliyeed 129 ciyaartooy oo...

Wasaarrada Dhallinyarada iyo cayaaraha oo qalab Isboorti ka guddoontay dowladda Jabuuti

Muqdisho (SONNA):-  Wasiirka wasaarrada dhallinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa ka guddoontay safiirka Jabuuti u fadhiyo Soomaaliya Aadan Xasan Aadan, qalab...

orodyahaanka cabdi bile cabdi oo casho sharaf muqdisho logu sameyay

Munaasabadaani casho sharaf ah oo lagu dhiira gelinayay halyey Cabdi Bille Cabdi ayaa xalay loogu qabtay magaalada Muqdisho,taasi oo ay ka qeyb galeen Wasiiro,Xildhibaano...

Ciyaaro lagu soo gabagabeeyay Minneapolis +SAWIRRO

Minneapolis(SONNA)—Shalay ayaa lagu soo Gabagabeeyay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota Horyaalkii kubbada cagta ee loogu magac daray JIIROONIGA CIYAARTOOYDA CUSLAATAY. Horyaalkan oo socday muddo afar...

DEG DEG: Waberi oo usoo guddubtay kama dambeysta tartanka degmooyinka

Muqdisho (SONNA):- Ciyaar ka tirsan wareegga afar dhammaadka ee tartanka kubadda cagta degmooyinka gobalka Banaadir ayaa waxa ay ka dhacday garoonka Banaadir ee magaalada...

Guddoomiye Eng. Yarisow “Isboortigu wuxuu kaalin fiican ka qaataa Naabdda iyo isdhexgalka Bulshada”

Muqdisho(SNTV)–  Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka qeyb kulan ciyaareed qeyb ka ah barnaamijka isdhexgalka bulshada...